Ma ogtahay in carruurta da'doodu u dhaxayso shan ilaa 11 ay hadda xaq u leeyihiin tallaalka COVID-19?
(Saviez-vous que les enfants âgés de cinq à 11 ans sont maintenant admissibles au vaccin contre la COVID-19?)
Ballan qabso maanta. Sacadaha ama waqtiga la heli karo:
- Xariirka tallaalka COVID-19 (covid19.ontariohealth.ca/) ama wac xarunta xiriirka gobolka 1-833-943-3900.
- Rugaha Bulshada oo door farmashiyaal
- Naga soo wac 613-580-6744 si aad ula hadasho kalkaalisada caafimaadka dadweynaha taasoo ka jawaabi karta su'aalahaaga oo kugu taageeri kara tallaalka COVID-19.
- santepubliqueottawa.ca/vaccinCOVID19enfant
Rugaha caafimaadka ee dugsiga kadib
(Cliniques de vaccination contre la COVID-19 après l'école)
Hey’ada Caafimaadka Dadweynaha Ottawa, waxay dadka la socodsiinaysaa in tallaalka COVID-19 lasiin karo qof kasta oo ah 5 jir iyo. Waxeyna ka qaadan karaan 70 meelood oo ah iskuulo ama dugsayada waxbarashada.
Uma baahnid balan hadii aad rabtid in aad imaatid Rugaha caafimaadka. Lasocona in ee kuu furanyihiin ilaa iyo fiidkii.
Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan goobaha dugsiga, booqo shabakadeena:
Macluumaadka xiriirka
Qadka teleefoonka COVID-19 ee Heyada Caafimaadka Dadweynaha Ottawa (Ottawa Public Health COVID-19 telephone line)
- Isniinta ilaa Jimcaha, laga bilaabo 7:30 subaxnimo ilaa 6:30 galabnimo
- Maalmaha u danbeeya todobaadka, laga bilaabo 9:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo
- Tarjumaad ayaad ku heli kartaa luuqado badan
- Teleefoonka: 613-580-6744 raac macluumaadka qadka teleefoonka loogu tala galay COVID-19
- TTY: 613-580-9656
Fidiyoow (Vidéos)
Waa maxay sababta aan u dooranayo in aan is tallaalo
Mudnaanta Dadyowga iyo COVID-19
Goormaad iska baari kartaa Covid-19
Cafimaadka Maskaxda Dhowr
Sheekoyinka Safiirada Tallaalka COVID-19 - Hannah
Kheyraadka (Ressources):
- WAAKEE KULANKA ISKU DHAWAANSHAHA? (pdf - 941 KB) (Qu'est-ce qu'un contact étroite?)
Contactez Nous