Coordonnées
Si aad u hesho macluumaadka caafimaadka guud iyo agabka Soomaaliga, fadlan la xidhiidh Saraakiisha Mashruuca Caafimaadka Dadweynaha Hindah Walhad iyo Saynab Xasan.
(Pour recevoir des informations et des ressources sur la santé publique en somali, veuillez vous communiquer avec les agents de projet de santé publique)
Hindah Walhad et Saynab Xasan
Public Health Project Officers
Somali Community COVID-19 Prevention Plan
Équipe d'engagement communautaire
Santé publique Ottawa
Cellulaire: 613-325-3511 or 613-581-1041
Couriel:
Helitaanka Daaweynta Fayruska COVID-19 Ottawa
Fayruska daawayn tiisa waxaa helikara dadka waawayn ee u halista ah caabuqa COVID-19.
Daawooyinka lahelikro (sida Paxlovid) waxay kaa hor jogsan kartaa in aad ku xanuusato hadii aad cunto 5 bari gudahood marka aad isku argto calaamoodaha ugu horeeya ee caabuqa. Dhakhtar ayaa kuu sheegi kara hadii aad halis u tahay xanuunka oo aad xaq u leedahay daawadaan.
Ma ogtahay in carruurta da'doodu u dhaxayso shan ilaa 11 ay hadda xaq u leeyihiin tallaalka COVID-19?
(Saviez-vous que les enfants âgés de cinq à 11 ans sont maintenant admissibles au vaccin contre la COVID-19?)
Ballan qabso maanta. Sacadaha ama waqtiga la heli karo:
- Xariirka tallaalka COVID-19 (covid19.ontariohealth.ca/) ama wac xarunta xiriirka gobolka 1-833-943-3900.
- Rugaha Bulshada oo door farmashiyaal
- Naga soo wac 613-580-6744 si aad ula hadasho kalkaalisada caafimaadka dadweynaha taasoo ka jawaabi karta su'aalahaaga oo kugu taageeri kara tallaalka COVID-19.
- santepubliqueottawa.ca/vaccinCOVID19enfant
Rugaha caafimaadka ee dugsiga kadib
(Cliniques de vaccination contre la COVID-19 après l'école)
Hey’ada Caafimaadka Dadweynaha Ottawa, waxay dadka la socodsiinaysaa in tallaalka COVID-19 lasiin karo qof kasta oo ah 5 jir iyo. Waxeyna ka qaadan karaan 70 meelood oo ah iskuulo ama dugsayada waxbarashada.
Uma baahnid balan hadii aad rabtid in aad imaatid Rugaha caafimaadka. Lasocona in ee kuu furanyihiin ilaa iyo fiidkii.
Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan goobaha dugsiga, booqo shabakadeena:
Macluumaadka xiriirka
Qadka teleefoonka COVID-19 ee Heyada Caafimaadka Dadweynaha Ottawa (Ottawa Public Health COVID-19 telephone line)
- Isniinta ilaa Jimcaha, laga bilaabo 7:30 subaxnimo ilaa 6:30 galabnimo
- Maalmaha u danbeeya todobaadka, laga bilaabo 9:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo
- Tarjumaad ayaad ku heli kartaa luuqado badan
- Teleefoonka: 613-580-6744 raac macluumaadka qadka teleefoonka loogu tala galay COVID-19
- TTY: 613-580-9656
Fidiyoow (Vidéos)
Waa maxay sababta aan u dooranayo in aan is tallaalo
Mudnaanta Dadyowga iyo COVID-19
Goormaad iska baari kartaa Covid-19
Cafimaadka Maskaxda Dhowr
Sheekoyinka Safiirada Tallaalka COVID-19 - Hannah
Kheyraadka (Ressources):
- WAAKEE KULANKA ISKU DHAWAANSHAHA? (pdf - 941 KB) (Qu'est-ce qu'un contact étroite?)
Contactez Nous